Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa ku qarsoon Kulanka Bari oo Sabtida uu Xildhibaanada isugu Yarey Gudoomiye Mursal

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Baarlamaanka Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Mursal ayaa maanta Fariin u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed wuxuuna faray in beri oo sabti ah 27/3,2021 ay Xildhibaanadu isugu yimaadaan Kulan aan caadiyan ahayn oo looga hadlayo Xanuunka faafa ee Covid19.

Siyaasiyiin dhowra oo aan waxka waydiinay kulankaan waxay shaki ka muujiyeen Kulanka iyo Ajandihiisa qarsoon ee ku hoos jira.

Warar kala duwan waxay sheegayaan in kulankaan uu Gudoomiye Mursal isugu yeeray Xildhibaanada uu yahay mid mudo kororsi loogu samaynayo Xukuumada Farmaajo, Beesha Caalamka ayaa maalin ka hor ka digtay in lagu fakaro mudo kordhin iyo isfeeryaac Siyasadeed.

Puntlandi.com Muqdisho

B3C417BE-AC0C-4140-9F5D-75EE51C3CF2B.jpe

The post Maxaa ku qarsoon Kulanka Bari oo Sabtida uu Xildhibaanada isugu Yarey Gudoomiye Mursal appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this