Sign in to follow this  
Deeq A.

Xarunta Salaam Somali bank ee Madiino oo laga bixiyay ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป

Recommended Posts

Deeq A.   

Xarunta Salaam Somali Bank ee ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ผ ayaa maanta oo Khamiis ah laga bixiyay adeegga maal-gelinta ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป (๐—™๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐— ๐—ถ๐—ฐ๐—ฟ๐—ผ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ), wajigiisa labaad ee sanadka 2021.

Maalgelintan aan faaโ€™idada laga rabin ayaa waxaa ka faaโ€™iidaystay qaar ka mid ah dadka haysta ganacsiga yar yar ee ku sugan degmada Madiino ee magaalada ๐— ๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ผ.

Qaar kamid ah dadkan nasiibka u yeeshay maanta inay helaan maal-gelinta ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin taageeradda uu siiyay bangiga Salaam Somali bank.

Waxay ganacsataduย  tilmaameen in wax badan uu ka bedeli doono ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป gancasigooda yaryar, oo ay hadda rajadooda dib sameeyaan kobac dhaqaale ay aad u sareeyo.

Salaam Somali bank ayaa sheegay in ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป loogu tala-galay dhiira-geliyo, islamarkaana laga ballaariyo ganacsiga yaryar, islamarkaana la gaarsiin doono dhamaan gobollada dalka Soomaaliya.

Dadkii horey u helay waxay sheegeen in hadda sameynayaan horumar ganacsiga oo aad u kobcaya, kadib markii ay qaateen maalgelinta ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป, ee uu siiyay bangiga Salaam Somali bank.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this