Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowlada Norway oo Farmaajo ku Amartay inuu Xilka wareejiyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal kasoo baxay Safaarada Norway ayaa Madaxweyne Farmaajo ku wargalisay inuu si tartiib ah oo Amaan leh ku wareejiyo Xilka.

Norway waxay tiri “ Xukuumada Waxaa ku waajiba inay Xilka wareejiso , Sidoo kale waxaa la farayaa Siyaasiyiinta kale iney sii wadaan hogaaminta Dalka”.

Norway waxay kamid tahay Dalalka Soomaaliya ka caawiya dhinaca Mushaarka Hay’adaha Rayidka ah iyo kuwa Dowlada.

Waakan Qoraalkii kasoo baxay Norway

9C5ADC1C-29AE-4CD3-8D2C-9E2A03FCFAD1-500 A0B7779A-B717-4B54-B2DB-1BE8A6C2C038-480

The post Dowlada Norway oo Farmaajo ku Amartay inuu Xilka wareejiyo appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this