Sign in to follow this  
Deeq A.

Wareegto Xilka looga qaadey Cabdirshiid Janan oo kasoo Baxdey Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ayaa isagoo ku sigan Muqdisho wuxuu Xilkii ka xayuubiyay Wasiirkiisii Amniga Cabdirshiid Janan.

Xilka qadistaan ayaa timid kadib markii la ogaadey in Cabdirshiid Janan uu gacansaar la sameeyey Villa Soomaaliya.

Sargaal ka tirsan Jubbaland ayaa Puntlandi.com u sheegey in Aysan waxba u dhimayn shaqada socota hadii Janan ku biiray Villa Soomaalia

Hoos ka alhriso Wareegtada

3DAB7A5F-1664-4B6C-B7B8-7FA7090AA4AA-800 8C777EB7-137B-4F65-9DFA-0A44E1B6E32D-385

The post Wareegto Xilka looga qaadey Cabdirshiid Janan oo kasoo Baxdey Jubbaland appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this