Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqriso: Wasiirka amniga Jubbaland oo xil ka qaadis lagu sameeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow xil ka qaadis ku sameeyey wasiirka amniga maamulkaasi, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan).

Warqad kasoo baxday xafiiska madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu shaaciyey xil ka qaadista lagu sameeyey Janan oo ka mid ahaa wasiirada ugu saameynta badan Jubbaland.

Xil ka qaadistan ayaa timid, kadib markii wasiir Janan shaaciyey inuu wada-hadal hoose kula jiro dowladda federaalka ah ee Soomalaiya.

Halkan hoose ka aqriso:-

 

164572542_2011056942368530_2300799501517975699_o164572542_2011056942368530_2300799501517975699_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this