Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaare Abiy Oo Qiray Inay Xad-gudubyo Ka Dhaceen Tigray

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis ababa)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay qiray in xadgudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka dhaceen gobalka Tigree-ga, intii uu dagaalka ka socday.

Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa arrintaan ka hor sheegay baarlamaanka dalkaas  maanta oo salaasa ah.

Abiy Axmed ayaa yidhi “waxaa mas’uuliyadda xadgudyadii dhacay qaadan doona askartii geysatay kufsiga ama boobtay hanti shacab”

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Anthony Blinken ayaa hore ugu eedeeyay dowladda Itoobioya inay xadgudubyo ka geysatay gobalka tigree-ga inkasta oo Itoobiya gaashaanka u daruurtay eedeyntaas.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this