Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey ee shirka ka socda Afisyooni

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdiho waxaa saacadaha soo socda, gaar ahaan Teendhada Afisiyooni ka furmi doona maalintii labaad shirka wadatashiga  ee dowladda dhexe & dowlad goboleedyada.

Shirkan oo shalay si hor dhac ah u bilawday ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxda dowladda Federaalka, qaar ka mid ah kuwa dowlad Gobaleedyada iyo duqa Muqdisho.

Inta uu socdo shirkan ayaa waxaa lagu lafa-gurayaa is mari-waaga ka taagan doorashada iyo tabashooyinka ay weli muujinayaan madaxda maamullada Jubbaland iyo Puntland.

Si kastaba kulanka ka dhacaya Afisiyooni ayaa waxaa gar-wadeyn ka ah Beesha Caalamka iyo taliska ciidamada AMISOM oo damaanac qaaday amniga inta uu socda shirkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this