Deeq A. Posted March 22, 2021 Warar kala duwan ayaa laga baahinayaan Diyaarad Turkigu leeyahay maanta Muqdisho soo caga dhigatay, durbadii hore waxaa la shaaciyey in Diyaaradu ay wadeen Qalab Malatari laakiin Xaqiiqdu sidaas ma ahan. Diyaarada Ciidamada Turkigu waxay maanta Muqdisho keentay Agab Caafimaad oo u badan Dawooyin noocyada kala duwan. Dawooyinka Kaalmaatiga u ah la dagaalanka Covid19 iyo Dawooyin Nafaqo u badan oo Looguvtalagalay Dadka Abaaruhu sameeyeen ayaa kamida waxyaabaha Diyaaradu keentay. Habayaraatee Qalab Ciidan iyo Hub toona ma aysan keenin Turkigu, waxaa sidaas Puntlandi.com u xaqiijiyay Dad aad uga agdhow Imaatinkii Doyaarada. Wasaarada Caafimaadka Dowlada Federaalka ayaa la wareegtay Shixnadii saarayd Doyaarada. Puntlandi.com Muqdisho The post Turkigu maxay maanta Muqdisho keeneen appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites