Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan ay wada yeelanayaan Beesha Caalamka, Jubbaland iyo Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa lagu wadaa in malhribadii caawa uu kulan ka dhaco Xalane kulankaasoo ay wada yeelanayaan Saciid Cabdulaahi Deni, Axmed Madoobe iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka.

Waxaa lagawada shirayaa qabanqaabada Shirka wadatashiga Amaanka iyo Ajandaha Shirka.

Wali waxaa jira walwal laga qabo in kasoo qaybgalayaasha Shirka aysan qaarkood daacad ka ahayn in Shirku miro dhalo, waana tan keentay inay xubnahaan ay caawa kulmaan.

Puntlandi.com Muqdisho

B1526076-A2EC-4EF7-BB3D-1B6E59F6A547.jpe

The post Kulan ay wada yeelanayaan Beesha Caalamka, Jubbaland iyo Puntland appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this