Deeq A. Posted March 22, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku booqday hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) Labada Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay Dardar gelinta Arimaha Doorashooyinka Dalka iyo Dadaalada ay ugu jiraan sidii heshiis looga gaari lahaa Arimahan taagan. View the full article Share this post Link to post Share on other sites