Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen Lafta Gareen & Qoor Qoor?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku booqday hoyga uu ka degenyahay magaalada muqdisho Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen)

Labada Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay Dardar gelinta Arimaha Doorashooyinka Dalka iyo Dadaalada ay ugu jiraan sidii heshiis looga gaari lahaa Arimahan taagan.

164332053_3818789061491427_129677447126868378_n163424503_3818789238158076_3921943443752348079_n163804465_3818789464824720_3893154701888524595_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this