Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa maanta ka dhacay Muqdisho oo labogarab kukala shigeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Saaka Waxaa kulan ku yeeshay Teendhada Afisyooni Madaxweyne Farmaajo iyo Garankiisa Shirkasoo ay ku macneeyeen inuu gogol xaar uvyahay Shirka wadatashiga.

Dhinaca kale waxaa Xalane shir uga socdaa Badbaado Qaran oo iyana ka shirsan Xaalada Dalku ku sugan yahay.

Warar Madaxbanaan waxay sheegayaan in saaka ay Ciidamada Amisom ay galbinayren Maduuliyiinta ka timid Villa Soomaaliya oo Madaxweyne Farmaajo hogaaminayo, Taasina waxay muujinaysaa in loo hogaansamay Amarkii Beesha Caalamka ee ahaa inaan Ciidamo kalasoo gali karin Afisyooni.

Kulanka ka dhacay Afisyooni wuxuu ku koobnaa Madaxweyne Farmaajo iyo Maamulada taageersan iyo Raysal wasaaraha, wuxuu socdey mudo laba saac ah ka dibna waa lagu kala tagay.

Qoraal kasoo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Shirku uu hordhac u ahaa Shirka Wadatashiga.

Puntland iyo Jubbaland waa ka maqnaayeen Shirkaan.

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi iyo Madaxweyne Axmed Madoobe waxay hada la kulan sanyihiin Xubnaha kale ee Madasha Badbaado qaran. Wixii kasoo baxa kulankaas kala soco halkaan Puntlandi.com

Puntlandi.com Muqdisho

E7B27F26-4E2E-4E61-B684-19B4101AD820-780

The post Maxaa maanta ka dhacay Muqdisho oo labogarab kukala shigeen appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this