Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyey Wariye Kilwe Aadan

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.13 Maarso 22, 2021, kuna saabsan fidin Cafis Gaar ah.

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad farqadiisa 11aad

Markuu arkay: Qodobka 149-aad. ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa cafis Madaxweyne oo gaar ah loo fidiyey Xukumane Kilwe Aadan Faarax

Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

DHAMMAAD

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this