Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Maxaa ka soo kordhay shirka ka dhacaya Afisyooni?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray xarunta ciidamada cirka ee Afisiyooni oo lagu balamay in lagu qabto shirka dowladda, dowlad goboleedyada & gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxaa iyaguna jooga ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, madaxda maamullada Galmudug, Hirshabelle, K/Galbeed iyo Duqa Muqdisho.

Dhinacyadan ayaa yeeshay kulan hordhac u ah shirka qaran ee dhammeystirka arrimaha doorashooyinka iyo fulinta heshiiskii 17-ka Sabteembar 2020-kii.

Sidoo kale waxaa xusid mudan in shirka ay ka maqan yihiin labada madaxweyne ee Puntland iyo Jubbaland oo diidan ka qeyb-galka shirkan.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

162977146_777330449570261_5206191261884701067_n-2 163601746_777330496236923_3605599381958003272_n-2 164138732_777330476236925_229797961589929370_n-2

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this