Sign in to follow this  
Deeq A.

Warsaxaafadeed Amisom “ Anaga sugayna Amaanka Shirka”

Recommended Posts

Deeq A.   

Wali waxaa taagan sida ay suuragal u noqonayso inuu shir ka furmo Xeyndaabka Xalane maalmaha soo socda, Safaarada Maraykanka oo caawa la xiriirtay Jubbaland iyo Puntland waxay balan qaadeen in Maraykanku uu qayb ka noqonayo dugsiga Amniga Xeyndaabka Xalane .

Dhanka kalena Warsaxaafadeed kasoo baxay caawa Taliska Guud ee Amisom waxay lagu sheegay in Wadatashi ay la yeesheen Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed iyo Raysal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre kadib ay Amisom balan qaadeen sugida Amaanka Shirka inta uu socdo iyo kasoo qaybagalaashiisaba

waakan hoose Warsaxaafadeedkii ee alhriso

D44CE7B1-A77A-4189-957E-333C6173D86F-750 C88EE839-DD75-468E-B476-C8BCE1070F00-417

The post Warsaxaafadeed Amisom “ Anaga sugayna Amaanka Shirka” appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this