Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo 3 sano ka hor buu Madaxweyne Gaas ka digay Villa Soomaaliya Waxay Damacsan yihiin,

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Shacabka Soomaaliyeed sadex sano ka hor wuxuu uga digay mushkilada maanta ka taagan Dalka. Iyo damaca Madaxweyne Farmaajo uu ku haminayo oo ah in uu Xafiiska joogo labaatan sano.

Hoos ka daawo

Madaxweynihii hore ee Pl Gaas CD10151A-3A94-4C25-8F8B-4D8D910F115E.jpe

The post Daawo 3 sano ka hor buu Madaxweyne Gaas ka digay Villa Soomaaliya Waxay Damacsan yihiin, appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this