Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo lagu khasbay inuu ka qaybgalo Shirka Afisyooni ee Beesha Caalamku soo abaabuleen

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar rasmi ah oo Warbaahinta Puntlandi.com hayaan, Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa loo dheegay inuu kasoo qaybgalo Shirka Beesha Caalamku aybisugu keenayaan Madaxda Soomaaliya si ay uwada hadalkaan.

Warar Dublamaasiyadeed ayaa sheegaya in Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaaday loo dheegay in haduu ka maqnaado Shirka aan isaga loo xayiraanayn uuna Shirku soconayo wixii kasoo baxaan ay Beesha Caalamku socodsiinayso iyadoon Cidna loo joojinayn.

Kulanka uu Madaxweyne Farmaajo uu ku dhawaaqay Xalay oo ah isla kulankaan ay Beesha Caalamku ku diyaarinayso Afisyooni ayaa loo fasirannkaraa mid uu Madaxweynuhu ku qancinayo Taageerayaashiisa, isagoo u sheegaya in Isagu uu i laminat Shirka Afisyooni,

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo Muqdisho u jooga ka qaybgalka Shirka Beesha Caalamka ay gogoshiisa dheceen ayaa maalmahaan ku jira Tabaabushayso ay u tabaabushaysanayaan Shirkaas.

Puntlandi.com Muqdisho

E7B27F26-4E2E-4E61-B684-19B4101AD820-780

The post Farmaajo oo lagu khasbay inuu ka qaybgalo Shirka Afisyooni ee Beesha Caalamku soo abaabuleen appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this