Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Ciidan, hub & gaadiid dagaal oo laga dajiyey gobolka Gedo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta markale ciidan, hub & gaadiid dagaal laga dajiyey degmada Doolow oo ka tirsan gobolka Gedo.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Shabelle u sheegay in ciidamadan diyaarad looga qaaday magaalada Muqdisho, kadib amar kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya.

Ciidamadan oo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor ayaa ku biiraya ciidamada dowladda ee ka howl-galada halkaasi.

Shalay ayey markii ay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ciidamo iyo gaadiid dagaal geysay gobolka Gedo oo laga dareemayo dhaq-dhaqaaqyo xoogan.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:-

Gorgor 162051053_224688116071714_4743592804878689208_n 162491073_224688089405050_2053160575066462750_n 163246456_224688059405053_13775799030050307_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this