Sign in to follow this  
Deeq A.

Shixnad Tallaalkii ugu Horeeyey ee Covid-19 oo Soo Gaadhay Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Shixnad Tallaalkii ugu Horeeyey ee Covid-19 oo Soo Gaadhay Somaliland

161740402_1142547969502654_2867385062849

Diyaaradii siday tallaalka cudurka Covid-19 ayaa maanta ka soo dagtay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa.

Tallaalkan oo noqonaya kii ugu horeeyey ee nooccciisa ah ee soo gaadha Somaliland ayaa ah COVAX, kaas oo lagu wareejiyey Wasaarada horumarinta caafímaadka Jamhuuriyadda Somaliland.

Wasaarada caafímaadka ayaa sheegtay in tallaalkan la siin doono dadka shaqaalaha ah ee safka hore kaga jira la dagaalanka COVID19 kuwaasi oo kala bahda Caafimaadka , Ciidanka Socdaalka, Ciidanka Booliska iyo shaqaalaha cashuuraha ururiya, kuwaas oo inta badan la kulma dad farabadan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this