Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoorqoor oo Muqdisho kula kulmay James Swan iyo Donald Yamamoto

Recommended Posts

Deeq A.   

Ololaha ay Beesha Caalamku ugu jiraan sidii Doorasho uga dhici lahayd Dalka ayaa hada meeshii ugu dambaysay maraya iyagoo la kulmaya dhamaan Qaybaha kala duwan søer Siyaasiyiinta Dalka.

Kulan maanta ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ayaa Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqqor wuxuu siyaabo kala gooni gooni ah uu ula yeeshay Ergayga Gaarka ah re QM James Swan iyo Safiirka Maraykanka Donald Yamamoto.

Ujeedka kulanku wuxuu ahaa in Qoorqoor lagu adkeeyo inuu kasoo qaybgalo kulanka lagu balansan yahay isla markaasna uu qaybta kaga aadan uu ka qaato.

Puntlandi.com Muqdisho

805D9647-4033-4E22-A916-4216441F7BFB-698

The post Qoorqoor oo Muqdisho kula kulmay James Swan iyo Donald Yamamoto appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this