Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo oo Ku quuso, Kuwii loogu sheekeeyow Sharif Sheikh Axmed, Cumar Cabdirshiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur baa bad iibsadey

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta waxaa Maxkamada Aduunka horteeda laga qiray in Xaalku uu Soomaaliya ku xumaanmlahaa hadii aysan Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed Xukuumadiisii aysan saxiixi lahayn Is afgaradkii lagu bilaabay Kiiska Bada, waxaa la cadeeyay in Saxiixaas iyo bilowgii ay Dacwada bilaabeen uu badbaadiyey Bada Soomaaliya, ayna ku dhaqaaqeen wado sax ah oo qodxo ku noqdey Kenya damaceedii.

Xeer ilaaliyaha Soomaaliya ayaa isna tilmaamayaa in Ragaan ay mudan yihiin Bilad Qaran,

Hoos ka daawo

A1956EED-9B17-4437-8D69-0F8E5251919A-800Somalia flag with Kenya flag, 3D rendering

The post Daawo oo Ku quuso, Kuwii loogu sheekeeyow Sharif Sheikh Axmed, Cumar Cabdirshiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur baa bad iibsadey appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this