Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda ICJ Oo Hadda Si Toos Ah Bilowday Dhigaysiga Dacwadda Badda Soomaaliya Iyo Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Raysal Wasaare ku-xigeenka Sooomaaliya ayaa hadda sheegay ay galeen xarunta Maxkamadda Caddaaladda Adduunka si loo dhegaysto Dacwada Badda.

“Waxaannu hadda gudaha u galnay Guriga Nabadda ee xarunta cadaaladda aduunka oo uu ka dhacaayo kiiska baddeena ee inaga dhaxeeya innaga Somaaliya iyo Kenya”.

Warkan oo faahfaahsan goor dhaw la soco

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this