Deeq A. Posted March 15, 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa maanta heshay Astrazaneca oo ay soo saartay jaamacadda Oxford ee dalka Mareykanka. Hay’adda Qaramada Midobay u qaabilsan caafimaadka Adduunka WHO ayaa soo gaarsisay talaalkan maanta magaalada Muqdisho. Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa ka gudoontay Qaramada midoobay talaalkan . Fowziya Abiikar Nur wasiirka caafimaadka ayaa garoonka diyaaradaha magaalaa Muqdisho kaga gudoontay Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan . Sawiro Talaalka Oo Muqdisho Soo Gaaray Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites