Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Musharax oo iska casilay Xisbiga Kulmiye+Degaanaday ka sharaxnaayeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Laba Musharax oo iska casilay Xisbiga Kulmiye

musharax-1.jpg

Laba Murrashax oo Xisbiga Kulmiye ka sharaxayey Gobolka Togdheer oo kala ahaa Cabdilahi Yuusuf oo Golaha Wakiilada u sharaxnaa iyo Suldaan Jaamac Golaha Deegaanka ee Burco u sharaxnaa ayaa u gudbiyey Xisbiga Kulmiye Warqada Iscasilaadooda.

Xubnaha ayaa iska sharaxay Xisbiga Waddani

FB_IMG_1615748588554.jpg

 

 kul.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this