Deeq A. Posted March 14, 2021 Laba Murrashax oo Xisbiga Kulmiye ka sharaxayey Gobolka Togdheer oo kala ahaa Cabdilahi Yuusuf oo Golaha Wakiilada u sharaxnaa iyo Suldaan Jaamac Golaha Deegaanka ee Burco u sharaxnaa ayaa u gudbiyey Xisbiga Kulmiye Warqada Iscasilaadooda. Xubnaha ayaa iska sharaxay Xisbiga Waddani Source Share this post Link to post Share on other sites