Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Amaanka Musharax Daahir Geele oo la weeraray

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar aan helayno ayaa sheegaya in Magaalada Muqdisho Qarax lala beegsadey Korneyl Cumar Cabdiraxmaan oo ah Taliyaha Ciidanka Ilaalada Musharax Daahir Maxamuud Geele.

Qaraxa ayaa wuxuu caawa ka dhacay wadada Afisyooni, Taliye Cumar waxba ma gaarin laakiin waxaa Qaraxa ku dhintay la ilaaladiisa kamida.

Lama oga cida ka dambeysa weerarka lala beegsadey Ciidamada Amaanka Musharax Geele.

Daahir Maxamuud Geele oo ah Musharax Nadaxweyne waa Afhayeenka Madasha ay ku Mideysan yihiin Musharixiinta ay kamidka yihiin Madaxweynayaashii hore Xasan Shiikh, Shariif Shiikh iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Puntlandi.com Muqdisho

191D663C-7FA7-44B4-9BCC-FFC19D23B9FB-800

The post Taliyaha Amaanka Musharax Daahir Geele oo la weeraray appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this