Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdiqaadir Iimaan Warsame Oo Loo Tanaasulay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Mukhtaar Xasan Diiriye, ayaa u tanaasulay Musharax Cabdiqaadir Iimaan Guddoomiyihii hore ee guddida Doorashooyinka Somaliland.

Xisbiga Kulmiye ayaa hore u diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan, ilaa inta uu soo tanaasulayo Musharaxa kale.

Halkan hoose ka akhriso

FB_IMG_1615655815904.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this