Deeq A. Posted March 13, 2021 (SLT-Hargeysa)-Mukhtaar Xasan Diiriye, ayaa u tanaasulay Musharax Cabdiqaadir Iimaan Guddoomiyihii hore ee guddida Doorashooyinka Somaliland. Xisbiga Kulmiye ayaa hore u diiday Musharaxnimada Cabdiqaadir Iimaan, ilaa inta uu soo tanaasulayo Musharaxa kale. Halkan hoose ka akhriso Source Share this post Link to post Share on other sites