Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka Warqad Ay Komishanka Doorashooyinku U Direen Xisbiyadda Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)- Komishanka doorashooyinka ayaa wakhtiga kama dambaysa ah u qabtay Saddexda Xisbi qaran in ay u gudbiyaan Liisaska Murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada.

War gelin qoraal ah oo lagu socodsiiyey saddexda Xisbi Qaran, ayaa loogu sheegay in ay maalinta arbacadda ah ee 17 bishan ay gudbiyaan liisaska murrashaxiintooda.

Halkan hoose ka akhriso

FB_IMG_1615632743435.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this