Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo muda kordhin u sameeyay AMISOM

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa mudda kordhin u sameeyay Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugan Soomaaliya

Kulan jimcihii shalay isugu yimaadeen golaha ayay ku meel mariyeen in muddada loo kordhiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM ilaa dhammaadka sanadka 2021.

Sidoo kale, golaha waxay sheegeen in mas’uuliyadda amniga dalka AMISOM ay kala wareegi doonaan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya 2023.

Sidoo kale, golaha ammaanka waxay hogaamiyeyaasha Soomaalida ugu baaqeen in ay qabtaan doorasho xaq iyo caddaalad ah iyadoo la raacayo heshiiskii 17 September sanadkii hore 2020.

PUNTLAND POST

The post Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo muda kordhin u sameeyay AMISOM appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this