Deeq A. Posted March 12, 2021 Allah U naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho ku geeriyoday Dr Xaydar Cali Raage oo si weyn looga yaqiin gudaha Soomaaliya gaar ahaan Muqdisho. Dr Xeydar ayaa in muddo ah waxa uu ka shaqeynayay xarumaha Caafiimaad ee dalka, DR Xeydar ayaana waxa uu caan ku ahaa daweynta cudurka Qaaxada ama TB-da loo yaqaan. Xeydar ayaa 30-kii sano ee u dambeyay ka mid ahaa sidoo kale bahda caafimaad ee bulshada xilliyadii adkaa wax u qabaneysay. DR ayaana aad looga yaqiinay geyiga ay dagto Soomaalida gaar ahaan Magaalada Muqdisho oo uu muddo dheer ka soo shaqeynayay Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites