Sign in to follow this  
Deeq A.

Xasan Sheikh iyo Shariif Sh Axmed oo tacsi ugu tagay Qoyska Marxuum Cali Mahdi

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynayaashii hore Xasan Sheikh Maxamuud iyo Shariif Sheikh Axmed ayaa tacsi Qaran ugu tagay Qoyska Alla ha u naxariistee Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed.

Labada Masuul ayaa Tacsida lawadaagay Qoyska iyagoo ka dhagaystay Qoyska qaabka iyo goobta lagu aadayo Marxuumka,

Madaxweynayaasha hore waxay tacsi Guud u direen Shacabka Soomaaliyeed, Qoyska Reer Mahdi Maxamed iyo Guud ahaan Ehelkiisii,

Waxay kadib si Wadajir ah ugu duceeyeen Marxuumka.

E546854F-6C4D-48EF-B4A7-A60A76910561-700 912E4BE6-7753-4F1E-ABC0-85C88D224EC1-750 6E35C8CC-24CC-4EC3-998E-A452A865209C-795

The post Xasan Sheikh iyo Shariif Sh Axmed oo tacsi ugu tagay Qoyska Marxuum Cali Mahdi appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this