Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo Bosaso kulansgiray Golaha Wasiirada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Kulankii Khamiislaha ahaa eeGolaha Wasiirada wuxuu Xalay kula yeeshay Bosaso qaar kamiada Golaha Wadiirada.

Kulanka ayaa Furitaankiidii loogu duceeyay Madaxweynihii hore ee Dalka Marxuum Cali Mahdi oo shalay makhribkii ku geeriyooday Nairobi.

Kulanka waxaa looga hadlay Amaanka gaar ahaan howlgalada ka socda Gobolka Bari, Waxaa kaloo looga hadlay oo u muhiimsanaa Doorashada Soomaaliya iyo Wadahadalada lagu balan sanyahay inay ka dhacaan Muqdisho.

Hoos kabdaawo Sawirada

A75CF029-CD56-415B-A740-595446B13A3A-800 18ECDC4A-360F-4AF7-BEF5-5F353840ACDB-800 CCE8DE3E-9BB2-4E97-84F3-3822826313A0-800 CCE8DE3E-9BB2-4E97-84F3-3822826313A0-800

The post Madaxweyne Deni oo Bosaso kulansgiray Golaha Wasiirada appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this