Deeq A. Posted March 11, 2021 Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Kulankii Khamiislaha ahaa eeGolaha Wasiirada wuxuu Xalay kula yeeshay Bosaso qaar kamiada Golaha Wadiirada. Kulanka ayaa Furitaankiidii loogu duceeyay Madaxweynihii hore ee Dalka Marxuum Cali Mahdi oo shalay makhribkii ku geeriyooday Nairobi. Kulanka waxaa looga hadlay Amaanka gaar ahaan howlgalada ka socda Gobolka Bari, Waxaa kaloo looga hadlay oo u muhiimsanaa Doorashada Soomaaliya iyo Wadahadalada lagu balan sanyahay inay ka dhacaan Muqdisho. Hoos kabdaawo Sawirada The post Madaxweyne Deni oo Bosaso kulansgiray Golaha Wasiirada appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites