Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed Oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, sida ay xubno ka mid ah qoyskiisa iyo ilo-wareedyo kale xaqiijiyeen.

Wararka ayaa sheegaya in Cali Mahdi Maxamed uu maalmihii ugu dambeeyey ku xanuunsanaa magaalada, oo uu cisbital ku jiray.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this