Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madobe Oo Kulan La Qaatay James Swan

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay kulan la qaatay Wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.
Kulankan oo ka dhacay hoyiga uu Madaxweynahu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay khilaafaadka ka jira arrimaha Doorashada iyo sidii xal looga gaari lahaa.
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Muqdisho u yimid sidi uu uga qeyb gali lahaa shirka arrimaha doorashooyinka dalka oo maanta lagu wado in uu Muqdisho ka furmo

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this