Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo bandhigay warqad cadeynayasa inla ogaa Qarixii Xalay

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Dowlada Federaalka ku eedeeyay in lagu wargaliyey in lasoo weerarayo Goobaha lagu dhaaheeyo ee Degmada Xamar Jajab.

Warqad uusoo bandhigay ayaa waxaa isweydaarsadey laamaha Amaanka waxayna sheegaysaa Warqadu in Al-shabaab abaabulayaan weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaadayo Makhaayada Koffe Piont oo kasoo horjeeda Makhaayada Luul Yemeni oo ah goobtii Xalay la qarxiyey.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur wuxuu sheegay in hadii laamaha Amaanku ka warhayn In lala damacsan yahay weerar goobahaan ay Dayeceen Dhaqadoodii.

C8961350-224E-4203-878D-5916B5D69F92-758Abdirahmaan AbdiShakuur Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir. Photo Wadajir party 60E57F3C-06EE-4B92-B7D6-723E1EC6D0DF-430

Waatan warqadii ee Akhriso

The post Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo soo bandhigay warqad cadeynayasa inla ogaa Qarixii Xalay appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this