Sign in to follow this  
Deeq A.

QM Oo War Ka Soo Saartay Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay

Recommended Posts

Deeq A.   

War k soo baxay xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaliya ayaa lagu cambaareyay qaraxii xalay ka dhacay Agagaarka Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay QM ayaa lagu yiri ” Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareynayaan weerarkii foosha xumaa ee Al-Shabaab ay 5-tii Maarso ka geysteen magaalada Muqdisho, waxa ayna tacsi u dirayaan qoysaska dadkii naftooda ku waayey weerarkaa, iyagoo u rajeynaya caafimaad degdeg ah kuwii ku dhaawacmay.”

Dhanka kale dowladda Turkiga ayaa cambareysay werarkii lagu qaaday Maqaayadda Luul Yamani.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this