Sign in to follow this  
Deeq A.

“Buuhoodle Iyo Badhan Gacantii Somaliland Way Ka Baxday…” Siyaasi Cabdilaahi Darawal

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir Hore Cabdilaahi Darawal oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu hoos u eego gacan ku haynta Somaliland ee qaar ka mid ah deeganadeeda barriga oo uu sheegay In ay ka baxeen faraha Somaliland islamarkaana ay la wareegtay Soomaliya ayaa yidhi’

“Sanaag barri waxaad mooda in la siiyey Puntland, Buuhoodlena Soomaliya ayaaba xukunta, dawladeenana cid hadal haysana arki maysid.

Midnimada Somaliland waxay ku xidhantahay In loo sinaado fursadaha shaqo iyo dhaqaale ee dawlada”.

Halkan hoose ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this