Deeq A. Posted March 1, 2021 Maanta waxaa Qado ku leh Hotel Decale ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Raysal wasaaraha Xilka sii haya iyo Mucaaradka, wararka la helayo waxay sheegayaan in halkaas looga dhawaaqi doono laba Gudi. Labada Gudi oo labada dhinac ka kala socda ayaa waxay kala ahaan foonaan., Gudiga qabanqaabada Mudaharaadka loogasoo horjeedo Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Gudiga Xaqiiqa raadinta dhacadadii Jamcada 19 Feb.2021 ee ay Ciidamada Dowladu ku xabadeeyeen Mudharixiinta Madaxweynaha. Raysal wasaare Rioble ayaa hada u muuqda Nin Ciyaaraya Doorkiisa Raysal wasaaranimo xiliga kala guurka, Laakiin su’aasha la isweydiinayo ayaa waxay tahay Sider Raysal wasaaruhu qayb uga yahay Abaabulka Mudaharaad loogasoo horjeedo Madaxweynihii Farmaajo? Puntlandi.com The post Raysal wasaaraha KMG iyo Mucaaradka oo laba Gudi dhissya appeared first on . Source Share this post Link to post Share on other sites