Sign in to follow this  
Deeq A.

R/wasaare Rooble oo markale la kulmaya musharraxiinta mucaaradka

Recommended Posts

Deeq A.   

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimow ayaa xaqiijiyay in galabta kulan lagu dhammeystirayo heshiiskii Decale uu dhaxmari doono Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisal Wasaare Rooble.

Kulanka ayaa ka dhici doona Decale, Wuxuuna salka ku hayaa heshiiskii 25 bishii Febraayo dhacay.

Xukuumaddu waxay dadaal dheeri ah ku bixinaysaa sidii ay ula fariisan laheyd cid walba oo ka aragti duwan si dalka uu doorasho u galo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this