Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo soo saartay farriin digniin ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa siibadanaya dadka lagahelayo caabuqa Korona Virus (COVID19). Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa inay qaataan  taxadar Dheeraad ah raacaanna talooyinka:

Fadlan Xiro Af-Xirka si joogto ah.

Markasta u jirso qofka kale ugu yaraan 2 mitir

Gamcaha ku dhaqo Saabun iyo Biyo.

Waxaa taxadar gaar ah iyo ilaalin ubaahan Dadka Waaweyn iyo kuwa lanool Xanuunada Macaanka, Dhiigkarka iyo kuwa tabarta daran.

Qofkii isku og awood yari iyo difaac yari  fadlan hala xiiriiro dhakhtarkiisa oo kor ha uqaado difaaca jirkaaga.

Haddii aad isku aragto calaamaddaha caabuqa Korona Virus, fadlan wac oo laxiriir 449 si laguusiiyo talooyinka kuguhaboon.

Fadlan si deg deg ah ugu dhaqaaq talooyinka si aad caabuqaan Covid19 oga badbaadiso Naftaada, Walaalahaaga, Waalidkaaga iyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed.

Mahadsanidiin.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this