Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota dhamaan reer Maxamed Cabdi Dheere

Recommended Posts

Deeq A.   

tacsi.jpg

Dhamaan hawlwadeenada iyo maamulka guud ee shabakada Qarannews waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Maxamed Cabdi Dheere meel kasta oo ay dunida ka joogaanba gudo iyo dibadba, anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida naxdinta lahayd ee ku timid hooyadood marxuumad Xaawa Xasan Moxamed (Xaawa Xasan Gadhweyne) oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee  caasimadda Somaliland halkaasi oo maanta oo ay ahay 26/2/21, oo Jimce ah lagu aasay.

Waxa aanu si gaar ah u tacsiyadaynaynaa Dr Yaasiin Mohamed Abdi, oo ay marxuumadu ahayd hooyadii

Waxa aanu Ilahay uga baryaynaa in uu marxuumada uu janadii Fardawsa ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan uu inaga siiyo.

Aamiiin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this