Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland Oo Shuruudo Aad U Adag Ku Xidhay Ka Qeyb-galka Shirka Wada-tashiga Doorashada Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe)-Maamul gobolleedka Puntland ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xidhay inuu ka qeyb gallo shir dambe oo lagaga hadlayo arrimaha doorashada, taasi oo sii wiiqeysa rajadii laga qabay in laga gudbo is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada Soomaaliya.

Puntland ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Madaxda Dowladda Soomaaliya ay caqabad ku noqdeenn fulinta heshiiskii doorashooyinka ee 17ka September iyo habraacayadiisa.

Halkan hoose ka akhriso qoraalka Puntland soo saartay

1-791x1024.jpeg 2-791x1024.jpeg 333-791x1024.jpeg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this