Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyey Geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Fowlada Puntland Saciid Cabdillaahi Deni ayaa dhambaal tacsiya u diray Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Reer Hiiraan Geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo caawa ku geeriyooday Muqdisho.

  • “Ugaasku wuxuu ahaa shaqsi aad looga yaqaan Soomaaliya, Caanka ku ah nabadeynta iyo suluxa , Anoo ku hadlaya Magaca Shacabka iyo kayga Waxaan Illaahay uga baryayaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf, Waxaan u tacsiyaynayaa Qoyska Reer Ugaas, Shacbiga Reer Hiiraan iyo Guud ahaan Shacbiga Soomaaliyeed .”

Ugaasku wuxuu caawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Puntlandi.com Garowe

The post Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyey Geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this