Sign in to follow this  
Deeq A.

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16141064549388331.jpg?resize=640%

Magaalada Muqdisho waxaa caawa ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo kamid ahaa isimada dhaqanka Soomaaliyeed.

Ugaaska ayaa wararku sheegayaan inuu u geeriyooday cudurka Covid-19 oo maalmihii la soo dhaafay dad badani ay ugu geeriyoodeen Soomaaliya.

Geerida Ugaas waxaa ka tacsiyeeyay dhamaan madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada.

PUNTLAND POST

The post Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ku geeriyooday Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this