Sign in to follow this  
Deeq A.

Illaahay ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa Magaalada Muqdisho Galabta ku geeriyooday Ugaaskii Gobolka Hiiraan Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, Sida ay xaqiijiyeen Qoyskiisu.

Ugaaska ayaa maalmahaan Xanuunsanaa, wuxuuna Galabta u geeriyoodey Xanuun waayadaan dambe hayay.

Waxaa loo tacsiyaynayaa Qoyskii iyo Caruurtii Marxuumka iyo Guud ahaan Bulshada uu ugaaska u ahaa, Ilaahay naxariistii haka waraabiyo, Aamiin Aaamiin

The post Illaahay ha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo geeriyooday appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this