Deeq A. Posted February 23, 2021 Allaah U Naxariisto waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ka mid ahaa Ugaasyada Soomaaliyeed. Ugaas Xasan ayaa waxa uu u geeriyooday xanuunka Covid-19 oo hayay maalmihii la soo dhafay. Qaar ka mid ah ehelada Ugaaska ayaana xaqiijiyay geeridiisa. Ugaas Xasan Ugaas Khalif Ugaas Rooble ayaa waxa uu ahaa Ugaaska Beelweynta Xawaadle . Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites