Deeq A. Posted February 17, 2021 Wefdi isugu jiro Wasaaradda Gaashaandhigga & Maxkamadda Ciidamada ayaa Howla Shaqo u tegay magaalada Dhuusamareeb Ee Xarunta Maamulka Galmudug. U jeedada Wefdiga ay Wasaaradda Gaashaandhiga ay u tegeen Galmudug ayaa la xiriirta Qiimeynta xagga Amniga Gobalka, Furista Maxkamadda U gaar ah tashigeedii u dambeeyay iyo Dar-dar gelinta Howlaha Maxkamadda Ciidamada. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites