Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland oo ka tacsiyaysay Geerida Seneator Yuusuf Xaajigii Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlada Jubbaland ayaa dhambaal tacsi ah u dirtay Caruurtii, Qoyskii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacabka Kenya Geerida ku timid Alla ha u naxariistee Senetor Yuusuf Xaaji ol ka mid ahaa Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee Kenya.

Dowlada Jubbaland waxay sheegeen in Marxuumku uu San ahayn Siyaasi Reer Kenya oo qura er uu ahaa Siyaasi Soomaaliyeed wax weyna ka qaatay Nabadeynta iyo Xalinta mushaakilaadka Soomaaliya.

Puntlandi.com Kismaayo

The post Jubbaland oo ka tacsiyaysay Geerida Seneator Yuusuf Xaajigii Kenya appeared first on .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this